Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka jawaabtay argagaxisanimo lagu tilmaamay

Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Maraykanka ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaantay hadal ay jeedisay Lauren Boebert oo ay isku gole ka tirsan yihiin. Baraha bulshada waxaa qabsaday Muuqaal laga duubay Boebert oo si kaftan ah argagixisanimo ugu eedaysay dhiggeeda Ilhan. “Aniga iyo mid kamid ah shaqaalaha xafiiskeyga ayaa waxaan soo … Continue reading Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka jawaabtay argagaxisanimo lagu tilmaamay